Daawo:- Sheekh Maxamed Maxamuud Xiiray Oo Mar Kale Ku Celiyey Sinaanshiyaha Xaga Magta Ee Raga Iyo Dumarka.

Hargeysa (berbernews) Gudoomiyihii Hore ee Culumada wanaag farista xumaan Sheekh Max,ed Max,uud Xiirey oo manta shirjaraa,id ku qabtay magaaladda hargeysa .

Sheekha ayaa waxa uu sheegay in ay ka danbeeyaan dadka afkaar kale aaminsan xilka qaadistiisii shalay taas oo uu ku si feeyay in odayaashaa masaakiinta ah in ay ka danbeeyaan rag ay xaga diinta isku hayeen .

Halkan Ka Daawo

 
>