Xisbiga WADDANI oo Si Kulul Ugu Dhaliilay Xukuumadda Tallaabadabada Ay Ku Hor-Joogsatay In DR-Cali Macow In Uu Ka Hawl-Galo Hargeysa

Hargeysa(berberanews):- Masuuliyiin ka tirsan Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI, ayaa Xukuumadda Somaliland ee uu hoggaamiyo Madxweyne Axmed-Siilaanyo si kulul ugu eedeeyey tallaabada ay ku hor-istaagtay in Dhakhtarka caanka ah ee Soomaaliyeed ee Dr. Cali Macaw Aways inuu ka hawl-galo magaalada Hargeysa.

Dr. Macaw oo khamiistii laga joojiyey hawlgal caafimaad oo uu xarunta Xabiiba Xanaan ee magaalada Hargeysa ka bilaabay, isla markaana ay Boolisku xidheen waqti kooban, ayay Wasaaradda Caafimaadka iyo Guddiga Xirfadlayaasha Caafimaadka Somaliland ay si caaddifadaysan ugu diideen inuu la kulmo dad laba kun oo qof ah oo muddo bil ah oo TV-yada laga xayaysiinayey imashadiisa Hargeysa isu-diiwaangeliyey.

Halkan ka daawo Masuuliyiinta Xisbiga WADDANI oo ka hadlaya tallaabadaas oo ay sheegeen inay Somaliland guud ahaan ceeb ku tahay

Halkan Ka Daawo

Berberanews-Desk

Hargeysa/Somaliland