Daawo: Wefti uu hoggaaminayo Wasiirka Arrimaha Debedda S/land oo London ka degay

London(berberanews)Wasiirka arrimaha dibada soomaaliland iyo wafti uu hogaaminayo ayaa ka soo kicitimay wadanka Austrealia.

Halkaas oo ay hawlo shaqo ku joogeen maalmahan habeen nimadii xalay ayaa wasiirka iyo waftigiisu ka soo degeen london airport heathrow ayaa waxaa halkaa ku soo dhaweeyay jaaliyada Somaliland ee boqotooyada UK.

                     Halkan Ka Daawo


 

berberanews-Desk

Somaliland/Hargeysa