Meher Wacan Alf…..Alf….Aluf Mabruuk

Dhammaan Qoyska reer Xuseen Cabdillaahi [Keefkeef], Aabo Xuseen Cabdillaahi, Hooyo Cudbi Ismaaciil Cilmi, Axmed Xuseen Cabdillaahi Xaaskiisa iyo Carruurtiisa, Maxamed Xuseen Cabdillaahi Xaaskiisa iyo Carruurtiisa,

1505074_10152104924194833_871381644_n

Saddaam Xuseen Cabdillaahi, Seynab Xuseen Cabdillaahi iyo Odaygeeda iyo Caruurteeda, Najax Xuseen Cabdillaahi Odaygeeda iyo Carruurteeda, Aamina Xuseen Cabdillaahi odaygeeda iyo carruurteeda, Adeer Mowliid Cabdillaahi, Adeer Cawil Cabdillaahi, Adeer Mahdi Cabdillaahi iyo dhammaan qoyska reer Keefkeef waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan:

Xasan Xuseen Cabdillaahi (Keefkeef)

Iyo Marwo Nimco Xaaji Cali Yuusuf

Oo 31.03.2014 Meherkoodu Hargeysa ka qabsoomay waxaanay leeyihiin Gacal iyo Sokeeyaba Guurkiina lagu farax, Baarakallaahu laka wa baaraka calayka wa jamaca baynakumaa fil khayr.

Meher Wacan

Alf…..Alf….Aluf Mabruuk..

Maareeyaha Guud ee HUBAAL Media Netowrk Maxamed Axmed Jaamac, Cabdirisaaq Xuseen Xaashi, Maxamuud Saalax Ducaale, Mustafe Maxamed Cabdillaahi, Cabdirisaaq Cabdiraxmaan Cabdillaahi, Cabdirisaaq Xuseen Jaamac, Chief /Caaqil Maxamed Xaaji Cabdi Nuur, Feysal Cumar Madar, Cabdiraxmaan Beddel Cumar, Muuse Yuusuf Maxamed, Rooble Ibraahim Axmed, Cabdifataax Dheeg  Axmed, Mustafe Sh. Cumar Geeddi, Naasir Cabdi Ibraahim, Cabdirisaaq Soodaani, Cismaan Axmed Cismaan, Nagiib Muuse Axmed, Cabdifataax Maxamuud Caydiid, Caydaruus Sh. Cumar Geeddi, Cabdiraxmaan Saleebaan Caynaan, MAxamed Axmed Geelle, Cabdirisaaq Maxamuud Caalin, Xamse Cabdiraxmaan Kheyre.

Dhammaan Asxaabtaasi WAxa ay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan:

Xasan Xuseen Cabdillaahi (Keefkeef)

Iyo Marwo Nimco Xaaji Cali Yuusuf

Oo 31.03.2014 Meherkoodu Hargeysa ka qabsoomay waxaanay leeyihiin Gacal iyo Sokeeyaba Guurkiina lagu farax, Baarakallaahu laka wa baaraka calayka wa jamaca baynakumaa fil khayr.

 1509767_729139960456325_1464691375_n 1897943_729135197123468_926977528_n 10001369_744881622213292_696596475_n

Hambalyo Meher

Dhamaan Bahda Shabakada Caalamiga ah Ee Berberanews.com waxa ay hambalyo udirayaan

Xasan Xuseen Cabdillaahi (Keefkeef)

Iyo Marwo Nimco Xaaji Cali Yuusuf

Oo 31.03.2014 Meherkoodu Hargeysa ka qabsoomay waxaanay leeyihiin Gacal iyo Sokeeyaba Guurkiina lagu farax, Baarakallaahu laka wa baaraka calayka wa jamaca baynakumaa fil khayr