Daawo. Gudiga Farsamo Ee Diwaan Galinta Ka Waramay Kaadhka Aqoonsiga Ee Codbixinta Iyo Dib Udhicii Ku Yimi Mudaddii bisha ahayd

Hargeysa(berberanews) Gudida ayaa waxa uu manta ka warbixiyay hawsha diiwaangalinta kaadhka aqoonsiga iyo hawshii ay ku mashquul sanaayeen mudadii bisha ahayd

Halkan Ka Daawo Warbixinta oo Dhameystiran

Berberanews-Desk

Hargeysa/Somaliland/office