Daawo-Xukuumadda Oo Soo Saartay In aanu Dr.Macaw Ka Bixi Karin Dalka Iyo Ururka Mihnadlayaasha Oo ka Warbixiyay In Uu Dr.Macaw Buuxin Waayay Shuruudihii

Hargaysa  (berberanews)- Masuuliyiinta ugu sareeya  Ururka Mihnadlayaasha Caafimaadka iyo Wasiir ku Xigeenka Amniga ee Wasaarada Arrimaha Gudaha C.laahi Abokor Cismaan ayaa Si Wada Jir ah Shir Jaraa’id oo ay Maanta u qabteen Waxay kaga hadleen Sababihii Keenay in la joojiyo baadhistii Caafimaad ee uu Somaliland ka Samaynayay Dr Cali Macow.

Ururka Mihnadlayaasha Caafimaadka ee Somaliland ayaa Sheegay in Dr Macow uu Buuxin Waayay Shuruudihii looga baahnaa Isla markaana uu hab dalxiisa dalka ku Yimid .

Wasiir ku Xigeenka Amnigga ayaa dhankiisa sheegay in Dr Macow haatan uu ku Jiro Mid ka Mid ah Huteelada ugu Caansan ee Hargaysa Balse ay Hakiyeen inuu dalka ka Bax

 

Halkan Ka Daawo Shirka Jaraa,id