Qahira (berberanews)Jeneraal ka tirsan ciidamada Booliiska ayaa ku dhintay sadex qarax oo ka dhacay irida hore ee Jaamacada Qaahira ee caasimada dalkaasi Masar.
Weerarkan ayaan la aqoon cida geysatay waxaana la sheegay inay ku dhaawacmeen 4 qof oo kale.