Daawo“Waxaanu ka qeyb galaynaa shir balaadhan oo sanadkiiba mar la qabto oo ay iskugu yimaadaan Wasiirrada dhaqaalaha u qaabilsan dalalka carabta iyo dalalka Afrika”Wasiirka Ganacsiga Dr-Max,ed C/laahi Cumar

Hargaysa(berberanews) – Wasiirka Ganacsiga iyo Maal-gashiga caalamiga ah ee Somaliland Dr. Maxamed Cabdilaahi Cumar oo uu weheliyo Agaasimaha Guud ee wasaaradda Khaarajiga Maxamed Xasan, ayaa maanta u kicitimay dalka imaaraadka carabta, halkaasi oo ay kaga qeyb galayaan shir sanadle ah oo lagu soo marti qaaday.

Waxa kale ee uu wasiirku Sheegay in ay rajeynayaan in madaxda kala duwan ee kasoo qeyb galeysa in ay kala hadlaan xagga dhaqaale Somaliland, fursadaha Ganacsiga iyo maal gashiga .

                                    Halkan Ka Daawo


 
 

berbernews-desk

Hargeysa/Somaliland