DAAWO, Wasiirka Arrimaha Dibada Oo Dalka Dib Ugu Soo Noqday Kana Warbixiyay Safarkiisii Shaqo Ee Australia ilaa sheffield

Hargeysa(berberanews)Wasiirka arrimaha dibada Somaliland max,ed biixi yoonis ayaa manta dib ugu soo noqday wadanka .

Wasiirka ayaa ka warbixiyay socdaalkiisii dibada iyo su,aalo ay warfidiyeenadu weydiiyeen .

 

Halkan Ka Daawo

Berberanews-Desk

Hargeysa/Somaliland