Xisbiga UCID oo fashiliyay fadeexado hadheeyay xukuumadda Madaxweyne Silaanyo-Daawo

Hargeysa(Berberanews):- Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID, ayaa ka shifay Saraakiil Booliska Somaliland ka tirsan oo uu sheegay inay salaan-sharaf siiyeen mid ka mid ah Madaxda dawladda federaalka ah ee Soomaaliya oo ay Somaliland gooni uga istaagtay 1991-kii, taasoo ay ku tilmaameen inay tahay ceeb iyo meel-kadhac lagula kacay Qarannimada iyo Madax-bannaanida 23-jirsanaysa ee Somaliland.

Halkan hoose ka daawo Muuqaalka UCID ku kashifay arrinkaas oo uu sheegay inuu Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland Cali Maxamed Waran-cadde ka badheedhay.