Daawo-Guddida Joogtada Ah Ee Golaha Wakiilada Oo Kulan La Qaatay Guddoomiyaha Baanka Dhexe Ee Somaliland

Hargeysa(berberanews)Guddida joogtada ah Ee golaha wakiilada ayaa manta su,aalo xog wareysiya la yeeshay gudoomiyaha Baanka Dhexe Ee Somaliland.
Gudida ayaa su,aalo ay ka mid yihiin Sicir bararka sarifka lacagta qalaad oo uu maalmihii udanbeeyay sicir barar haystay wadanka.

                                     Halkan Ka Daawo


 

Berberanews-Desk

Hargeysa/Somaliland