Daawo-Wasiirka Macdanta Oo Sheegay In Mulkiilaha Wargeyska Haatuf Mudo 6-Bilood Ah Wax Ka Qorayay Iyo Halka Khilaafku Ka Bilaabmay…

Hargeysa(berberanews)Wasiirka Wasaarada Macdanta Iyo Tamarta Somaliland Xuseen Cabdi Ducaale Oo Xafiiskiisa Shir Jaraa’id Ku Qabtay Ayaa Sheega Inuu MulkiilahaWargeyska Haatuf Muda 6 Bilood Ah Si Khaldan Wax Uga Qorayey Wasiirka Iyo Wasaaradiisa Taasi Oo Uu Wasiirku Hadalkiisa Ku Sheegay Inuu Sanad Ka Hor Baashe Iyo Nin Kale Ay Ula Yimaadeen  War Qad Ay Soo Dirtay Shirkad Ajaanib Ah Oo Ay Ku Rabaan  Inay Dilaal Ahaan Blocks  Saliideed Loogu Soo Dhiibo Oo Shirkadaasi Amartay Inay Somaliland Uga Soo Qaadaan.

Halkan Hoose Ka Daawo Warka Wasiirka Oo Dhameystiran


 

Berberanews-Desk

Hargeysa/Somaliland