Daawo: Xogayaha Maaliyadda Ee Xisbiga Mucaaridka ah Ee UCID Faadumo Siciid oo Xukuumadda eedaymo Culus u jeedisay, kana hadashay dilkii berbera ee xalay

“Waxaa manta fajiciso nagu noqotay ninkii  hore xildhibaan qabile soo weeraray ayaa hadan kan ku jiray oo gaadhiga wasiir ku xigeenka arrimaha gudaha ee amniga watay .

Ninkan oo falkii hore sameeyay hadana gaadhiga wasiirka wata waa in ay dawladda waa in ay ka jaahil saaro”

Waxa ay hadalkeeda ku dartay  maxaa waxlooga qaban waayay weerarkii ina kaahin kii qabile Oo ay dawladu u hor keeni weyday waxa ka le oo ay xogayaha maaliyadda ee xisbiga UCID waan arkeysaan Oo Wargeeskii Hubaal Iyo Haatuf Waan Arkeynaa

                                  Halkan Ka Daawo

F siciid
 

Berberanews-Desk

Hargeysa/Somaliland