Hargeysa (berberanews)Xaaji Cabdikariim Xuseen (Cabdi Waraabe) Xaajiga cabidi ayaa waxa uu ku bilaabay in uu ku dhay laagta halka madaarku ku yaalo ee Uubaale masalaha Hargeysa Taariikhduna waxa ay aheyd sida uu xaajigu sheegay waa xili can ah waxa la odhan jiray Gugii Caanoweyne in kastaoo uu xaajigu sheegay in xiligaa waxba la qori jirin.
Waxaa xaajiga wareeystay xiligaa wariyaha rug cadaadiga ahaa ee imikana ah wasiira Dawlaha Wasaaradda arrimaha Dibadda Max,ed Rashiid mudooyinkan danbane xanuun u jiifay alle caafimaad sareecan ah hasiiye. Halkan ka daawo Dhawr Qeyb Bood
Taariikh Xiisele Halkan Ka Daawo
Qeybta1aad
Qeybta 2aad Qeybta 3aad Qeybta 4aad Qeybta5aad Qeybta 6aad