Daawo-Ardayda Jaamacadda Hargeysa Oo Ka Mudaaharaaday Lacagta Lagu Kordhiyay Jaamacadda iyo Qaabkii Uu Ula Dhaqmay Ciidanka Booliska

Hargeysa (berberanews) Ardayda jaamacada hargeysa ayaa manta ka mudaaharaaday lacag lagu kor dhiyay Mudaaharaadkaa oo Salmi ahaa.

Ardayda ayaa ka soo dhaqaaqay jaamacad hargeysa kuna socday wasaaradda waxbarashadda iyo tacliinta sare ciidanka booliska ayaa kaga horyimi biriishka yar ee waxaa lagu waramayaa in halkaa tacadiyo lagu gaadh siiyay qaarna la xidhay

Halkan Ka  Daawo


 

Berberanews-Desk

Hargeysa/Somaliland