Wasiirka Waxbarshadda Somaliland Oo Ka Hada Shay Mudahardakii Ardayd Jaamacadda Hargeysa Sameyeen

Hargeysa (berberanews) :-Wasiirka wasaradda wax barshadda marwo Samsam Cabdi Aadan oo ay weheliyaan agasimaha guud ee wasaradda waxbarashadda iyo masuuliyiin kale oo manta kulan wareed ku qabtay xarunta wasardda waxbarshadda ayaa ka hadlay mudaharaad rabshado watey oo ay dhigayeen ardayda jamacdda magalada Hargaysa

sam sam

oo ay kaga cabanayeen jamacdda oo muda dhawr jeera lagu kordhiyey lacagaha laga qado ardaydda jamacda, wasiirka waxbarshadda Marwo Samsam Cabdi Aadan waxa ay ka hadashay mudaharadda soo noqnoqda ee ay dhigaan ardaydu oo ay ku tilmaantay kuwo nasiib daro ah, sababaha lacgta logu kordhiyey iyo arimo kale oo ku sabsan jamacadda magaldda Hargeysa waxanay   wasiiradu  xustay qimaha ay leedahay jamacdda hargesa iyo tarikhdeeda,

Ugu horayna waxay ka hadashay mudardda waxanay tidhi,”  Lacagta laguma kordhi imika ee wax lagu kordhiyey sadex bilod kahor oo ay mudaharad sameeyen markan anigu utegayna waxnu isla garanay inay dawaldu ka bixiso sadex bilood lacagtood, Waxanu anaga iyo dawladu bixinay lacag dhan,55,000.oo dolar oo aan jamacdda ku wareejiyey waxanay no balan qadeen ardaydu inay wixii danbe iska bixiyaan balse maydhicin”, Wasiirka oo hadalkeeda si wadadta wax ay tidhi, “waxa nasiib daro ah arday jaamacada dhigata oo mustaq balkii dalka ah inuu rabshad abuuro oo uu magalada shiido”,

Marwo Samsam waxay sheegtay in jamacadda Hargesa Laxidho ku liyaddaha anay ardaydu iska bixin karaynin ardaydu,

Mudaharddo iyo rabshado ay sameyaan ardayda jamacdda  ayaa sonoqnoqotay iyado ilaa hada xukumadda iyo wasardda waxbarshadu anay samaynin xal waara oo arintas lagu soo af meero,

Berberanews-Desk

Hargeysa/Somaliland