Koox Dabley ah oo afduubay Safiirkii Jordan ee Libya -Daawo Video

Libya-(Berberanews)-Rag afka soo duubtay oo maleeshiyo ah ayaa afduubtay Safiirkii Jordan u joogay dalka Liibiya, ka dib markii ay dileen dirawalkiisii iyo ilaalo la socotay.