Dhageyso: Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Maanta Dib Ugu Soo Noqday Wadanka

Hargeysa (berberanews) Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta oo Jimce ah ku soo laabtay Dalka Jamhuuriyada Somaliland isaga oo ka soo degay Garoonka Diyaaradaha ee Cigaal International Airport ,

IMG_0140

ka dib dhawr maalmood uu uu hawlo shaqo ugu maqnaa Dalka Ethiopia.

Madaxweyne ku xigeenka ayaa ka hadlay arrimihii uu utagay Dalka aanu Jaarka Nahay Ee Ethiopia in ay ugu weyndeed arrimo isaga Khaas u ah isaga hadan ka hadlay waxbadan Oo ay Isla Soo Qaadeen Madaxweynaha Ethiopia

Halkan ka Dhageyso Codka


IMG_0143 IMG_0141 IMG_0147 IMG_0155 IMG_0140
 

Berberanews-Desk

Hargeysa/Somaliland