“Shalay xukuumaddan waxay lahayd yaan La kordhin, Maantana iyagii ayaa Soo Xaam Xaamanaya”Eng-Max,ed Xaashi Cilmi

Wasiirkii hore ee maaliyadda Somaliland max,ed xaashi ayaa manta shir jaraa,id ku qabtay magaaladda hargeysa.

Eng-max,ed xaashi cilmi ayaa waxa uu dhaliil usoo jeediyay xukuumadda uu gadhwadeenka ka yahay madaxweyne siilaanyo oo uu ku dhaliilay in ay doonayaan mudo kordhin

Max,ed xaashi cilmi ayaa waxa kale oo uu ka hadlay xadhiga wargeyska haatuf iyo arrimobadan

Halkan Ka Daawo