War Deg Deg Maxaa biis Jeelka hargeysa ka baxsaday askarna ku dhaawacay

Hargeysa(berberanews)Maxaabiisa u xidhnaa arragaxiso oo mar dhaweyd isku  ka baxsaday jeelka weyn ee hargeysa ayaa waxa ay dhaawac ugeysteen laba askari oo dhaawac ah

download (6)

Maxaa biistan oo mudo hore laga soo xidhay burco ayaa tiradooda dhameeyd 4-nin warka ayaa  waxa uu sheegayaa in nimankaasi  baastoolado loogu geeyay jeelka dhexdiisa wararka ayaa in ku daraya in baxsadeen laakiin la soo qabtay imika wararka qaar ayaa waxa ay sheegayaan in mid ka mida labada askari dhaawacii udhintay

In kastoo aaney maxaabiistaasi la soo qabtay ayaa hadana waxii halkaa ka soo kordha berberanews ayaa idiin soo gudbin doonta

berberanews-Desk

Hargeysa/Somaliland