Daawo-Cali Khaliif Oo Dadka Reer Taleex ku Guubaabiyay in ay Dagaalamaan sheegayna Fikirkiisa ku Toosan in uu Wada Hadal lagalo Somaliland

Hargeysa(berberanews):- Siyaasiga Cali Khaliif Gallaydh oo ka mid ah siyaasiyiinta dhalasho ahaan ka soo jeedagobolka sool oo ka mida ah Somaliland  isguna aamin san Mabda,a Soomaaliweyn, oo maalintii shalay soo gaadhay deegaanka taleex

ayaa dadka reer taleex ku guubaabiyay in ay iska ciliyaan waxa uu ku sheegay duulaan ka lagu soo qaaday maamula ka socon waayay isaga oo sheegay in ay shirna ku qab san doonaan magaaladda taleex  deg madda taleex oo ka tirsan Gobolka Sool oo ay todobaadkii hore Ciidanka Qaranka Somaliland  si nabad ah ku galeen isla markaana maalin  iyo Habeen ku sugnaayeen kadibna dib uga soo bexeen.

Halkan ka Daawo

Berberanews-Desk

Somaliland /Hargeysa