Daawo+Abaan Duulaha Ciidanka Qaranka Ee Saldhiga Sadexaad Ee Gobalka Sanaag Oo Beeniyay warar laga Baahiyay Ciidanka Qaranka.

Sanaag (berberanews) Abaan duulaha ciidanka qaranka saldhiga sadexaad ee gobalka sanaag Gaashaanle saleebaan max,ed guuleed ayaa manta shirjaraa,id oo uu ku qabtay xafiiskiisa saldhiga sadexaad ee gobolka sanaag waxa uu waxba ka majiraan ku til maamay waxa ay qoreen mareegaha ka hawlgala puntland.

Abaan duule saleebaan ayaa ganafka ku dhuftay wararka ay baahiyeen mareegahaas kaas oo ahaa in qaar ka tirsan ciidanka qaranku utalaabeen maamul goboleedka .

Gaashaanle salbaan ayaa waxa uu sheegay in ay ahaayeen maleeshiyo beeleed la hawlgali jiray ciidanka aaga sadexaad qaar ka tirsan

Halkan Ka Daawo


 
 

Berberanews-Desk

Hargeysa/Somaliland