Daawo:Madaxweyne Siilaanyo oo xafiiskiisa ku qaabilay Garraad Jaamac iyo Wafti Uu Hogaaminayay

Hargeysa (berberanews) Madaxweynaha Jamhuuriyada  Somaliland Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu maanta Qasriga madaxtooyada kulan saacado qaatay kula yeeshay Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil iyo weftigii ku wehelinaayey socdaalkiisa.

 IMG_0008

Afyeenka madaxtooyada Somaliland Ax,ed Saleebaan Dhuxul ayaa ka warbixiyay Kulankaa Garaadka iyo Madaxweynaha Somaliland

HaL Kan Ka Daawo


 

Berberanews-Desk

Hargeysa/Somaliland