Daawo+Sheekh aadan x-maxamuud (aadan siiro ) oo maanta si weyn loogu Soo dhaweeyay caasimadda Somaliland iyo Khudbadii Uu halkaa ka jeediayay

Hargeysa(berberanews) Sheikh aadan xaaji xiirey (aadan siiro) ayaa manta lagu soo dhaweeyay caasimada Somaliland ee Hargeysa .

Sheikh aadan oo mudooyinkan danbe arrimo caafimaad ugu maqnaa wadan ka maleysa .

Sheekha ayaa ka madceliyay sida loo soo dhaweeyay iyo arrimo kale halkan ka daawo

 Halkan ka Daawo


 
 
 

Berberanews-Desk

Hargeysa/Somaliland