Wareysi lala yeeshay aabihii dhalay wiil ka badbaaday duulimaad qarsoodiya oo uu ka badbaday Dhageyso

USA (berberanews) Wiilka yar oo lagu magaacaabo yaxye cabdi oo somaliya ayaa maalmahan danbe warbaahinta dunida ay hadal haysay kadib markii uu diyaarad taayirkeeda duulimaad dheer oo khatar ah galay ayaa manta waxaa wareysi lala yeeshay

 stowaway PREVIEW.jpg

            xuquuqda sawirka mail online

aabiihii dhalay wiilkaa oo lagu magacaabo c/laahi yuusuf cabdi ayaa ka war bixiyay sida uu inankiisu ku bad baaday iyo sida uu ku maqalay.

 

 Wareeysi Xiiso Baddan


 
 
 

Berberanews-Desk

Hargeysa/Office/Somaliland