Dagaal Ooge Indha Sheel Oo Ciclaamiyay Dagaal

Indha-sheebl oo ka mid ah dagaal oogayaasha Koox isku magacawday Khaatumo ayaa ku dhawaaqay Dagaal aanu awood u lahayn oo uu sheegay inuu ku qaadayo Ciidammada Qaranka Somalilad ee Gobolka Sool.

Hogaamiye kooxeedkan ayaa sheegta in uu horjooge uyahay maamul ay ubixiyeen khaatumo oo marba cidii danle ay hogaamiye ka noqoto taas oo aan ka dhab aheyn.

Rag iyaguna hore uga tirsanaan jiray kooxdan kusri doonka ah, oo ay ka mid yihiin Cali Khaliif Galaydh iyo Axmed karaasha ayaa  u kala shaqo tagay maamul goboleedka puntland iyo dawlada fadaraalka ah ee soomaaliya

Halkan ka daawo indha sheel oo ciclaamiayay dagaal


 

Berberanews-Desk

Hargeysa/Somaliland