“8 Eeddaysane oo lix ka mid ah loo haysto Fuliyeyaasha Dilka, ayaa todobaadka dambe loogu dhawaaqayaa “Xukun
Hargeysa(berberanews)-Dacwadda siddeed qof oo loo haysto Dilka Gabadh dhawaan Lagu dilay Magaaladda Hargeysa oo Maydkeedda lagu God lagu qariyay, ayaa Maanta Maxkamadda Gobolka Maroodi-jeex soo gabagabaysay dhegeysigeedda, sida ay Gobanimo u xaqiijiyeen Sarkaalkii ka tirsan Maxkamaddu.