Dhageyso :“Waar dadka Xoriyadoodda Hala ilaaliyo..” Sheekh Aadan Siiro

Hargeysa(berberanews)Sheekh aadan xaaji xiirey oo 4-bilood wadanka ka makhnaa ka isaga oo arrimo caafimaad ugu maqnaa wadanka maleysia.

images (1)

Sheekha ayaa manta khudbadiisa salaadda jimce ku soo qaato islaamka waxa uu ka qabo in uu Qofku cabiro aragtidda uu ka qabo wakhtigaa uu ku jiro

“Wardadka Xoriyadoodda Hala,ilaaliyo War aan Sugneyin la qoro waanu ka soo horjeednaa Shirkaddaha isgaadhsiintee imika layidhi hebal waa mucaaride  Interneka jar  Dee adeer adna internetkaaga lagashan Maayo”

Halkan Ka Dhageyso Khudbada Jimcaha ,Sheekh Aadan (siiro)


 
 

Berberanews-Desk

Hargeysa/Somaliland