Dhagayso: Khudbaddii Madaxweyne Ku Xigeenku Ka Jeediyay Tukashadda Salaadii Roob-doonta

Hargeysa (BerberaNews) Madaxweyne ku xigeenka Somaliland  Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta qaar ka mid ah shacabka ku dhaqan Magaaladda Hargeysa kula tukadday Salaadii Roob-doonta, kuwaas oo ku tukadday Garoonka Kubadda Cagta ee Tareerdhiska ee Magaaladda Hargeysa.

 

 

 maxresdefault

Berbera News/Hargeysa.