Dhagayso: Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta Oo Bulshadda Ugu Baaqay Inay Wayneeyaan ALLE Ka Cabsiga

Hargeysa (BerberaNews)  Wasiirka Diinta iyo awqaafta Somaliland Sheekh Khaliil Cabdilaahi Axmed ayaa Bulshadda Somaliland ugu baaqay inay tallo saartaan ALLE SWT, waxaanu Wasiirku sidaas ku sheegay mar uu maanta shacabka ku dhaqan Hargeysa la tukadday Salaad Roob doon ah oo laga tukadday goobo ka mid ah Magaaladda Hargeysa.

 

 

39820

Berbera News/Hargeysa.