Dhagayso: Taliyaha Ciiddanka Asluubta Oo Ka Hadlay Tiradda Eedaysanayaal Loo Hayo Weerarkii Xisbiga Hargeysa

Hargeysa-(Berberanews)- Taliyaha Ciidanka Asluubta Somaliland Sarreeye Guuto Maxamed Xuseen Faarax (Xiirane), ayaa ballanqaaday in ay shacabka u soo bandhigi doonaan natiijada ka soo baxda baadhista lagu hayo hawlgalkii fashilmay ee koox maxaabiis ahi isku dayeen inay kaga baxsadaan xabsiga wayn ee magaalada Hargeysa toddobaadkii hore.
 
 
 
 
 
 

 
 
Taliye xiirane
 
 
 
Berbera News/Hargeysa.