Dhagayso: Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Deegaanka Hargeysa Oo Sheegay In Aanu Jirin Khilaaf U Dhexeeya Maayarka Iyo Ku Xigeenkiisa.

Hargeysa (Berbera news)  Xildhibaan Xasan Cali Cabdi (Xasan Shahar) oo maanta Shir Jaraa’id ku qabtay Xarunta Dawladda hoose ee Magaaladda Hargeysa ayaa sheegay in aanu jirin wax khilaaf ah oo u dhexeeya Duqa Caasimadda Hargeysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid iyo ku xigeenkiisa Cabdicasiis Maxamed Xaashi (Cagoweyne).
 
 
 
 
 
 
 

 
 
 
xasan-shahar
 
Berbera News/Hargeysa.