Daawo: Cabdiraxmaan Cabdiqaadir Oo Shirbeeleed Ku Tilmaamay Shirweynaha Saddexaad Ee KULMIYE

Hargeysa (Berbera news) Guddoomiye ku xigeenkii koowaad ee Xisbiga taladda haya ee KULMIYE Cabdiraxmaan Cabdiqaadir Faarax oo maanta Warbaahinta kula hadlay Magaaladda Hargeysa ayaa Shirweynaha Saddexaad ee Xisbiga KULMIYE maanta qabsaday ku tilmaamay mid ergooyinka ka soo qayb-galay ku tilmaamay kuwo lagu soo xulay qaab Beelaadd, taas oo uu ku tilmaamay inay lumisay Astaantii Xisbi qaran lahaan-jiray.
 
 


 
Berbera News/Hargeysa.
 
 
 
ina qaadiro