Dhagayso: Xasan Gafaadhi Oo Sheegay Inuu Ka Tanaasulay Tartankii Uu Ugu Jiray Guddoomiye Ku Xigeenka 1-aad Ee KULMIYE

Hargeysa (Berbera news)  Xasan Maxamed Cali (Gafaadhi) ayaa maanta furitaankii Shirweynihii saddexaad ee Xisbiga taladda haya ee KULMIYE ka sheegay inuu si rasmi ah uga tanaasulay jagadda Guddoomiye ku xigeenka koowaad oo uu kula tartamayay Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee hadda Maxamed Kaahin Axmed.
 

Xasan gaafaadhi
 
 
Berbera News/Hargeysa.