Dhagayso: Xisbiga UCID Oo Soo Jeediyay In Axsaabtu  Ka Tashato Sidii Aanay Doorashaddu Wakhtigeedda Dib Uga Dhicin

Hargeysa (Berbera news) Ku simaha Xoghayaha guud ee Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Cabdinaasir Yuusuf Cismaan (Qodax) oo maanta ka mid ahaa Marti sharaftii ka socotay Xisbiyadda Mucaaridka ee lagu soo casuumay furitaanka shirweyinihii saddexaad ee xisbiga KULMIYE ayaa khubad uu halkaasi ka jeediyay waxa uu sheegay inay xisbi  ahaan ku soo jeedinayaan in la iskugu yimaaddo shir lagaga tashanayo in aanay doorashaddu wakhitgeedda dib uga dhicin.
 
 
 
Halkan ka dhagayso
CODKA QODAX
 
 
 
 
 
10857
Berbera News/Hargeysa.