Dhageyso: Khudbadii Madaxweyne Siilaanyo Ka Jeediyay Furitaankii Shirweynaha Xisbiga KULMIYE.

Hargeysa(Berberanews) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mud. Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) ayaa khudbad dheer ka jeediyay furitaanta Shirweynaha saddexaad ee Xisbiga KULMIYE. Shirweynahan oo maanta si rasmiya uga furay Magaaladda Hargaysa. Halkan Ka Dhageyso


Berberanews-Desk
Hargeysa/Somaliland
 
10853