Dhagayso: Khudbaddii Ay Shirweynihii KULMIYE Ka Jeedisay Haweenayaddii U Tanaasushay Xog-hayaha Guud Ee KULMIYE

Hargeysa (Berbera news)  Sahra Maxamedd Guuleedd (Basbaaso) oo ah Haweenayaddii  hore u shaacisay inay u tar-tamayso jagadda Xoghayaha guud ee Xisbiga KULMIYE ayaa Shirweynihii saddexaad ee Xisbigaasi oo maanta la soo gabo-gabeeyay ka sheegtay inay tartankii ay ugu jirtay Jagadaasi uga tanaasushay  Xoghayaha guud ee Xisbiga KULMIYE Xasan Sicidi Yuusuf.
 
 
 
 
Halkanka dhagayso.
 
140428_001
 
 
10881
Berbera news/Hargeysa.