Dhagayso: Guddoomiye Ku  Xigeenka 1-aad Ee Golaha  Wakiiladda Oo Ka Hadlay Wadda-haddalo Somaliland Iyo Puntland Ku Dhex-maray Itoobiya

Hargeysa (Berbera news)  Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Golaha Wakiiladda  Somaliland Baashe Maxamed Faarax oo maanta Warbaahinta kula hadlay Xarunta Baarlamaanka ayaa ka hadlay wadd-hadlo Todobaadkii hore  Wasiiro ka tirsan Xukuumadda Somaliland iyo Madaxweynaha Maamulka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas  ku dhex-maray.
 
 

 
Halkan ka dhagayso.
 
 
 
 
10898
 
 
Berbera news/Hargeysa.