Dhagayso: “Somalia Halis Bay Ku Jirtaa, Dadka Reer Somaliland Iyo Puntland  Ee Xamar Yimidd Wey Ka Rajo Go’een”  Siyaasiga Cali Daacuun.

Hargeysa (Berbera news)  Siyaasiga Cali Maxamed Axmed (Cali-daacuun) oo dhalasho ahaan ka soo jeedda Somaliland , balse aamisan Fikirka  Soomaaliweyn ayaa rajo xumo ka muujiyay Mustaqbalka Siyaasadeed ee Somaliya , waxaanu sheegayn in Shakhsiyaaddka Siyaasiyiinta ah ee ka soo jeeda Somaliland iyo Puntland ay ka rajo-beeleen inay hir-gasho Mid-nimaddii Soomaaliweyn, isaga oo xusay inuu daliishanayo Dasuurta dhawaan loo sameeyay Somaliya.
 
 
Halkan ka dhagayso.
 

 

 
Berbera news/Hargeysa.