Dhagayso: Madaxweyne Ku Xigeenka Oo Ka Qayb-galay Hadhimo Sharafeedd Loo Sameeyay Hoggaanka Sare Ee Xisbiga KULMIYE

Hargeysa (Berbera news)  Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta ka qayb-galay Munaasibad Qaado Sharaf ah oo uu Duqa Caasimadda Hargeysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (Soltelco) u sameeyay Hogaanka  sare ee Xisbiga KULMIYE.
 
 
Halkan ka dhagayso.
 C ODKA SAYLICI.
 
 
10930
 
 
 
Berbera news/Hargeysa.