Dhagayso: Safiirka Somaliland U Fadhiya Kenya Oo  Ka War-bixiyay  Safaaradda Ay Kenya Ka Furanayso Dalka

Hargeysa (Berbera news)  Safiirka Somaliland u fadhiya dalka Kenya Maxamuud Cabdilaahi (Sifir)  oo maanta Warbaahinta la hadlay ayaa ka waramay halka ay marayso Safaaradda ay dhawaan Dawladda Kenya ka furaynayso Magaalada Hargeysa.
 
 
 
Halkan ka dhagayso.
 CODKA SIFIR.
 
 
 
10931
Berbera news/Hargeysa