Daawo: Wasiir Waran-cadde Oo Sheegay  In Xal Laga Gaadhay Shaqaaqaddii Ka Dhacday Wajaale

Wajaale (Berbera news) Wasiirka Arrimaha guddaha Somaliland Cali Maxamed Waran-cadde ayaa sheegay in xal laga gaadhay Muddaharaadkii rabashaddaha watay ee Shalay ka dhacay Degmadda Wajaale, kaas oo sababay dhimashadda Macalin Bare ka ahaa Dugsiyadda dhexe ee Magaaladda Wajaale iyo Dhaawacyo soo gaadhay Dad shacab ah.
 
 
 
Halkan ka Daawo.
http://youtu.be/GQCnmOo1m90
 
 
 
 
 
 S4460087
Berbera News/Hargeysa.