Dhagayso: Sheekh Aadan Siiro Oo Ku Celiyay Khubadda Uu 10 Sanno Ka  Hor Jeediyay Oo Ka Hadlaysa Cadaaladda Iyo Sinaant

Hargeysa (Berbera news) Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiiray (Aadan-siiro) ayaa Maanta Masjidka uu Khadiibka ka yahay ee Quuba ka jeediyay Khubadd uu jeediya 10 Sanaddoo ka hor, taas oo ka hadlaysa in Bulshada lagu dhaqo Sinaan iyo Caddaaladda.
 
 
 
 
Halkan ka dhagayso.
 

 
 
 

 
Berbera news/Hargeysa.