Daawo: Cabdiraxmaan Cabdiqaadir Oo Dhaliilo U Jeediyay Hoggaaminta Madaxweyne Siilaanyo

Hargeysa (Berbera news) Guddoomiye ku xigeekii hore ee Xisbiga taladda haya ee KULMIYE Cabdiraxmaan Cabdiqaaddir Faarax oo maanta ka qayb-galay Munaasibadda loo qabtay Maalinta Saxaafadda Adduunka oo ku beegnayd 3 May oo lagu qabtay Magaaladda Hargeysa ayaa dhaliilo u jeediyay Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo, waxaanu sharaxay Marxaladdihii Mucaaraddnimo ee ay isla soo-mareen Madaxweyne Siilaanyo Xiligii uu Mucaariddka ahaa.
 
 
Halkan ka Daawo.

 
 
 
Berbera news/Hargeysa.