Daawo: “Jiciir-baad  Habeen U Baahan-doontaan Kumaan  Seexan , Wuu  Noo Dhaamay Maayarkan “ Dadweyne Cabanaya    

Hargeysa (Berbera news)  Qaar ka mid ah shacabka ku dhaqan Magaaladda Hargeysa ayaa cabasho ka muujiyay xashiis buuxiyay goobo ka mid ah waddooyinka  Caasimadda Hargeysa, waxaanay dhaliilo u jeediyay Golaha  Deegaanka Hargeysa, kuwaas oo sheegay inay ku fashilmeen masuuliyaddii ay Shacabigu u igmaddeen.
 
 
 
Halkan ka daawo.
http://youtu.be/DbkxLuXHwBg
 
 
 
 
Berbera news/Hargeysa