Daawo:  “Madaxbanaanidda Saxaafadda Halgan Hubaysan Oo Ay SNM Horseed U Ahayd Ayaa Loo Soo Galay”  Boobe Yuusuf Ducaale

Hargeysa (Berbera news)  Qoraaga Boobe Yuusuf Ducaale oo  maanta ka qayb-galay Munaasibadda lagu xusayay maalinta Xoriyadda Saxaafadda oo lagu qabtay Magaaladda Hargeysa oo ay soo qaban-qaabiyeen Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA ayaa sheegay in xoriyadda iyo madaxbanaanidda Saxaafadda ay SNM u so gashay hal-gan hubaysan oo Naf iyo maal loo soo huray.
 
 
 
 
Halkan ka daawo.

 
Berbera news/Hargeysa.