Dab Khasaare Dhaliyay Oo Qabsadday Kaalinta Shiddaalka KAAH Oo Ku Taalla Bariga Hargeysa

Hargeysa (Berbera news) Waxa  goor-dhaweyd uu dab qabsadday Kaalinta Shidaalka ee KAAH oo ku taala bariga Magaaladda Hargeysa, waxaana ila hadda lala tacaalayaas sidii loo damin lahaa Dabkaasi qabsadday Kaalinta.
 
Wararka ayaa intaas ku daraya in  Dabkaasi uu ka kacay uu khasaare kala duwan soo gaadhsiisyay dhismaha Kaalinta iyo Gaadiid kale oo yaalay Barxaddaha hore ee Hotelka KAAH oo ah  iskugu jira Ganacsi kala duwan.
 
Ilaa hadda ma jiraan wax gurmad ah oo la taaban-karo oo loo fidiyay bakhtiinka dabkaasi, balse wax jira Baabuur Dab-damis ah oo la tacaalaya sidii loo bakhtiin lahaa dabkan khasaaruhu ka dhashay ee soo gaadhay Kaalintan iyo Gaadiidii yaalayba.
 
wwwwwwwwww
 
 
Berbera news/Hargeysa.
.