Dhagayso:  Guddoomiyaha Gobolka Maroodi-jeex Oo  Ku Dhawaaqay Xukunkii Dilka Ahaa Ee Marxuumaddii Godka Lagu Riday

Hargeysa (Berbera new )  Guddoomiyaha Maxkamadda Gobolka Maroodi-jeex Faysal Cabdilaahi Ismaaciil (Dhago-dhago) ayaa ku dhawaaqay xukunkii dilka ahaa ee eedaysanayaashii ku eedaysnaa Dilkii Marxuumadda Ruriya Siciid Ayaanle oo dhawaan Maydkeedda ay Ciiddmaada Amaanku ka soo saareen God looga dhex-qoday Guri ku yaala bariga Magaaladda Hargeysa.
 
 CODKA GUDDOOMIYAHA GOBOLKA MAROODI-JEEX.
 
 
10964
Berbera news/ Hargeysa