Booyadd Shiddaal Oo Qaraxdday,  Guryo Uu Gaadhay Dab Ka Dhashay Qaraxaasi Iyo Khasaare Ka Dhashay + Sawiro

Hargeysa (Berbera news) Booyada Booyad la sheegay inay shidaal sidday ayaa goor dhawayd ku qaraxday xaafadda shacabka ee Magaalada Hargeysa, gaar ahaan agagaarka Xaruntii hore ee hay’adda UNICEF ee Magaalada Hargeysa. Dhinac kasta oo Magaalada Hargeysa ah, ayaa dadku waxay ka arkayaan qiiqa ka kacaya booyadda la sheegay inay ku dhacday agagaarka xarunta Sirdoonka Qaranka Somaliland.   Ilaa hadda lama garanayo sababta ka dambaysa qaraxan booyadda shidaalka ka dhashay, waxaana ku geeriyooday Darawalkii wadday Booyadan Qaraxday.   Berbera news/Hargeysa.