Daawo: Wasiirka Caafimaaddka Somaliland Oo Si Balaadhan Loogu Soo Dhaweeyay Buuhoodle, Fagaare-na Kala Hadlay Shacabka

Buuhoodle (Berbera news)  Wasiirka Caafimaaddka  Somaliland Saleebaan Ciise Axmed Kaar  (Xaglo-toosiye)  iyo Wafti uu hogaaminayo ayaa maanta si balaadhan loogu soo dhaweeyay Magaaladda Buuhoodle, waxaanu Wasiirku shacabka ku dhaqan Buuhoodle kala hadlay goob fagaare ah.
 
 
Halkan ka daawo.
 
 

 
 
 
Berbera news/Buuhoodle